SI FUDUD KUHEL NOLOL FARXAD LEH |TILMAAMO WAAYO ARAG
SI FUDUD KUHEL NOLOL FARXAD LEH |TILMAAMO WAAYO ARAG Farxaddu waa baadi aan loo kala harin helitaankeeda, oo ay dad badan raadinayaan taas oo saamayn ballaaran ku leh nolosheenna iyo…
SI FUDUD KUHEL NOLOL FARXAD LEH |TILMAAMO WAAYO ARAG Farxaddu waa baadi aan loo kala harin helitaankeeda, oo ay dad badan raadinayaan taas oo saamayn ballaaran ku leh nolosheenna iyo…
BADMAAXII BURTAQIISKA IYO SOCDAALKII MUQDISHO Faasko de gaama( Vasco de gama) waxa uu ahaa badmaax iyo dhul mareen dunida si weyn looga yaqaanay, waxa uu qarnigii 15aad booqasho ku yimid…
WAHSIGA IYO SIDA LOOGA BAXO Qaar badan oo innaga mid ah ayaa dib u dhigta hawlahooda iyo shaqooyinka u yaalla, dadka wahsigaas ku jirana in badan ayay ku fashilmaan in…
FAA'IDOOYINKA JIMICSIGA IYO JIRDHISKA Jimicsigu waa waddo lagu gaaro caafimaad qab nafsi iyo mid jireedba, waa hannaanka lagu soo dhaqaajiyo tamarta innaga buuxda ee aynu haysano, waana halka aynu ku…
QORAAGII BUUGAAGTA KU TAAJIRAY J.K. Rowling… silsiladda Harry Potter Joanne kathleen Rowling waa sheeko-yaqaanad iyo filim-samayso Ingiriiska u dhalatay, waxa ay soo saartay taxanaha Harry Potter oo qayb ka noqday…
TAREENKII U DAMBEEYAY 04 QAYBTA 4AAD Waa aroor kale oo barakaysan, guriga Mahdi Cawaale ee Ceelasha biyaha ku yaalla ayaa laga bariisaynayaa, ciyaalka Xaafadda ayaad mooddaa in goobta loogu sheegay…
SIDEE IMTIXAANKA LOOGU DIYAARGAROOBAA? Waxaan qiyaasayaa inteenna badan in aynu arday wada nahay, arday iskuul, kuwo jaamacadeed, ama macaahid kale, waxaan dhammaanteenna doonaynaa in aynu guul ka gaarno waxbarashada iyo…
TAREENKII U DAMBEEYAY 03 Maalintaas dad badan ayaa kabaha kaga cararay makhaayadda Daarfuur, dhowr bakeeri oo ku burburay is-buurashadii meesha ka dhacday baa laga dheehan karay. Cod-baahiye aad u dhawaaqaya…
CASHIRO AAN KA BARTAY SUURATU YUUSUF Suuradda Yuusuf waxa ay intee badan ka warramaysaa qiso cajiib ah oo uu soo maray nabi Yuusuf CS, qisadaasi waxaa ku duugan duruus aan…
SIDEE QUR'AANKA LOO XIFDIYAA?QODOBO MUHIIM AHMAXAA KAA HORTAAGAN XIFDIGA?TALLAABOOYINKA XIFDIGA1. In aad lahaato ikhlaas:2. Sixidda dhawaq iyo akhrinta:3. Xaddid oo meel ku qoro inta aad maalintii xifdin karto:4. Wardigaaga maalinle…