Sidee loo qoraa blog post fiican
Qorista maqaal qurux badan waa arin aad u sahlan haddii aad raacdo shuruudahaan iyo talooboyinkaan hoos ku xusan
Table of Contents
cinwaanka iyo shuruudaha laga rabo cinwaanka
- qodobka ugu muhiimsan waa in aad doorato cinwaan soo jiidasho leh
a)cinwaanka waa in uu san ahaan mid dheer qoraal ahaan
b)cinwaanka waan in uu soo koobi karo nuxurka uu ka hadlayo maqaalka
c) sidoo kale cinwaankaaga waa in uu lahaadaa gogaldhig(introduction) ka faaloonaya - qoraalka waa in uu ahaadaa mid faafaahsan oo leh cinwaanhoose(subheading)
- maqaalada ugu fiican ee la daabaco waxa ay ka kooban yihiin celcelis ahaa 1,000 ilaa 2,000 eray(words)
hadaba maqaalkaga waa in uu u dhaxeeyo 1,000 ilaa 3,000 eray. si aad u xisaabto erayada aad qortey tiradooda isticmaal word document amd website-kaan Wordcounter si hab fudud ah https://wordcounter.net/
ado isticmalyo copy and paste - waa in aadan soo qaadan maqaal copyrighted ah haddii ay noqon weydo laga maarmaan ka soo qaado qeyb yar, sidoo kale qeybta refrence-ga ku muuji qoraalka meesha aad kasoo xigatey nuqulka.
qoraalo nooce isticmaali karaa?
- waxaad adeegsan kartaaqoraalada aad turjintey oo ku baxayey luuqado kale sida article english ama carabi aad soo turjintey adigoo xuquuqda siinaya author-ka(qoraaga) aad kasoo qaadatey
- qoraalada kale aad isticmaali karto waxaa ka mid ah kuwa kujira mareegti dadweynaha(public sites sida wikipedia etc)
- maqaalkaagu waa inaad kusoo dartaa waxyaabo qurxinkara sida xikmado hadalo murti leh oo qof kale horey u iri, sidoo kale sawiro ka turjumaya waxa aad ka sheekeynayso.
- .Haddii aad ka hadleyso mowduucyo xasaasi ah sida dhaqaalaha, caafimaadka iyo jinsiga, waa in aadan qofna siinin telo toos ah, sidoo kale aad ka afeefataa isticmaalka sheey ama go’aan qaadasho maalgashi intaba. marka aad ka hadleyso mowduucyada noocaas waa in aad isticmaashaa Afeef(Disclaimer) ka hor ama ka dib qoraalkaga.
- ugu dambeyn qoraalkaga waa in uu ahaadaa mid barax tiran (Baised) waa in uu san ahaan mid ka turjumaya caadifadada iyo dareenkaga, maqaalka aad qoreyso waa in aad baartaa waxa aad ka hadleyso ama aqoon durugsan aad u leedahay adigu.
- usameey cinwaankaga soo koobid(summary/conclusion) sidoo kale samey qeyb reference ama recomendation (waa haddii aad aboodo) si maqaalkaaga uu u noqdo marjic qof u isticmaali karo cilmibaaris ama ku baahinta mareeg caalami ah.
website-yo muhiim ah oo ku caawinkara
Website-yadaan waxa aad ka heli karta Muuqaalo ama sawiro aan copyright lahayn?
isticmaal websiteyadaan hoose
waxaan kuu rajeynaa inaad ka mero dhaliso riyadaada mahadsanid.
haddii aad qabto wax su’aal ah fadlan noogu reeb qeybta hoose.